CRU

Waxaan gacan ka geysanaynaa hawsha weyn, iyadoo aan ku tiirsan nahay Ruuxa Qodduuska ah, si loogu guulaysto in kuwo badan ay rumaystaan Ciise Masiix, si loo dhiso rumaysadkooda, oo iyagana loo diro si kuwo kale ay u keenaan oo u dhisaan, oo ay gacan u siiyaan Jirka Masiixa, dadkana u wacdiyaan oo kuwo badan xer uga dhigaan.
Website: https://www.cru.org/
Ministries

Filinka Ciise Masiix oo maqal ah
1 programs