Sheekadaada si fiican ma u garanaysaa? 1. Waa maxay magacyada waalidkaa? 2. Waa maxay magacyada ayeeydaa iyo awoowgaa? (Waxaad leedahay 4.) 3. Waa maxay magacyada abootooyinkaaga? (Waxaad leedahay 8.) 4. Abootooyinkaaga iyo abootooyinkooda? (Waxaad leedahay 512!) Haddii lagu siiyo dahabka adduunka ku jiroo dhan—miyaad sheegi kartaa magacyada awoowayaashaa iyo ayeeyeyaashaa mid walba (dhammaan 512 ee awoowayaashaa lab iyo dheddig ah) oo ay toban qarniyo kasoo wareegatay? Malaga yaabo! Maxay ku dhici waysay? Waayo muddo dheer ma haysanin diiwaanka qoran ee awoowayaasha. Haddaba ka fikir qayb uga hore sheekadaada—qayb taariikh ah oo ka qiima badan dahabka. Awoowayaashaadii ugu horreeysay. Maxaad ka taqaanaa iyaga?

Email Sign-up

Sign up for the TWR360 Newsletter

Access updates, news, Biblical teaching and inspirational messages from powerful Christian voices.

Thank you for signing up to receive updates from TWR360.

Warbixinta aad doonayso lama hayo