About
Riwaayad laga sameeyey noloshii Ciise Masiix, oo ku salaysan Injiilka sida Luukos u qoray ayaa waxaa lagu turjumay in ka badan 1’100 luuqadood ilaa iyo 1979kii markii nuqulkii ugu horreeyey la daawaday. Filinkaas isaga ah wuxuu noqday kan ugu turjumaadda badan oo loogu daawasho badan yahay taariikhda.