Dr. Luuk arrimo badan ayuu ka sheegay cudurka sababka isaago firinayo cuduro kale oo lamid ah. Waxaan ka aragnay hadalkii ugu dambeeyay ee ku saabsan cudurka sabaabka inuu yahay cudur aad u adag, oo ah adduunka oo dhan. Marka qof marku cudurka sabaabka qabo ka takhalusi maayo. Hadafku waama daaweynaysid laakiin xakameynta dhibaatooyinka ka imaan kara cudurka. Su’aasha ugu muhiimsan ayaa ah sidee ayaan u xakamayn karnaa dhibaatooyinka ka la xiriira Sonkorowga?