Hide
View
Dejiso farsamada isticmaalka agabka
Faaruji kaydka farsamada isticmaalka
Maanta Dr. Luukos wuxuu nagala hadli doonaa mowduuc muhiim oo ku saabsan dadka oo dhan. Taasi waa kooxaha cuntada aasaasiga ah iyo sida si loo isticmaalo. Qof kasta oo nool wuxuu cunaa maalin kasta, wuxuuna u baahan yahay inuu ogaado sida loo isticmaalo kooxaha cuntada aasaasiga ah si u helo nafaqo ku filan. Dr. Luukos wuxuu ku bilaabi doonaa isticmaalka sheeko ku saabsan hooyo da’a yar.
Email Sign-up
Sign up for the TWR360 Newsletter
Access updates, news, Biblical teaching and inspirational messages from powerful Christian voices.
Thank you for signing up to receive updates from TWR360.