Qisooyin dhab ah oo isku guntan, waraaqo ay qoreen kuwa ilxaadka aaminsan aaminsanayn, iyo suugaan afkaaraha bedelaysa, oo saddex heer ah iyo soddon cutub iyo (30 maalmood taxane soconaya) oo lagu dhex marayo qisada taariikhda loogu jecel yahay, looguna neceb yahay dunida oo ah ¬Hal Ilaah iyo Hal Farriin ayaa waxay ku caawisaa baarayaasha runta inay ka gudbaan caqabadaha ku gudban, iyadoo siinaysa aaraah ay dib uga fakaraan su’aasha ugu weyn ee nolosha.

Email Sign-up

Sign up for the TWR360 Newsletter

Access updates, news, Biblical teaching and inspirational messages from powerful Christian voices.

Thank you for signing up to receive updates from TWR360.

Warbixinta aad doonayso lama hayo