My360 Helper


“In lagu wacdiyo Hadalka”, waxay ahayd hawl uusan ka weecan Richard. Markii uu wadaadka ahaa, iyo markii uu ahaa macallin dadka bara kitaabka Qoduuska ah, iyo markii uu ahaa wacdiyaha, amase uu shirarka ka hadlayo, amase idaacadaha amase uu qoraha ahaa, ayaa in lagu wacdiyo hadalka waxay isaga u ahayd sharaf caalami ah. Isaga iyo xaaskiisa Dorothy, waxay salaaddu u ahayd furaha hay’adda.”

Registro de correo electrónico

Regístrate para recibir el Boletín de RTM360/TWR360

Accede a actualizaciones, noticias, enseñanzas bíblicas y mensajes inspiradores de personajes cristianos reconocidos.

Gracias por suscribirte a las actualizaciones de RTM360/TWR360.

Falta información requerida

This site is protected by reCAPTCHA, and the Google Privacy Policy & Terms of Use apply.