Parable/Masa'lo
-
Matthew 1318
Close
Struggle/Loollan
Walaalkeen Doeg schroeder wuxuu inala wadaagayaa loolanka ka dhex socda qof kasta iyo sida looga gudbo. Waxaa qofku jecel yahay wanaagga, laakiin haddana lagama dhex arko wanaagga inkastoo uu jecel yahay inuu sameeyo.
Fear/Cabsida
Walaalkeen Doug Schroeder uu maanta diiradda saarayaa mawduuc dadka oo dhan ay wadaagaan oo ah Cabsida, wuxuuna soo xiganayaa qorniinka si dawo loogu helo cabsida.
Repentance/Toobadkeen
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu inala wadaagayaa maaddo muhiim u ah in masiixiyiintu fahmaan, waana maaddada toobadkeenka. Imisa ayuu u kala baxaa toobadkeenku? Ahmiyadduse maxay tahay?
Hypocrisy/Laba-wejiile
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu qorniinka inaga tusayaa ficilka laba-wejiilanimada sida ku qoran Injiilka sida Matayos u qoray 23.
Hypocrisy/Laba-wejiile
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu qorniinka inaga tusayaa ficilka laba-wejiilanimada sida ku qoran Injiilka sida Matayos u qoray 23.
Lament/Baroorasho
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu ka eegayaa dhibkii qabsaday Ayuub dhinac kale, wuxuuna muujinayaa baahi kale oo jirta oo ah "Inaan Xaadirnimada Ilaah hor joogno markii xiisaduhu inagu furmaan, oo Ilaah la hadalno.'

Somali
Walaalkeen Schroeder wuxuu maanta mar kale inagala hadlayaa dabiici ahaan iyo ruux ahaanba aan la sarakacnay Ciise Masiix.
Somali
Walaalkeen Schroeder wuxuu maanta mar kale inagala hadlayaa dabiici ahaan iyo ruux ahaanba aan la sarakacnay Ciise Masiix.
Productive/Miro-dhilinta/Waxsoo saar
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inala wadaagayaa ahmiyadda ay leedahay inaan noqonno dad waxsoo saar leh marba haddaan masiixiyiin nahay. Wuxuuna adkaynayaa in hawsha boqortooyada laga dhex muuqdo.