Ku saabsan Erayga iyo Maanta
Walaalkeen Doug wuxuu maanta ka hadlayaa 'ahmiyadda ay leedahay in Ilaah la aqoonsanaado' wuxuuna ka eegayaa xaalka Kitaabka Qoduuska ah.
Walaalkeen Doug schroeder wuxuu maanta inala wadaagayaa marxaladaha daran ee nolosheenna qabsada iyo sababaha ka dambeeya. Sii dhegayso barnaamijka si aad wax badan u sii ogaato.
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu ka hadlayaa maaddo muhiim oo ku saabsan sida Ilaah wax waliba u sii diyaargareeyo iyo sida culimada sayninku ay aaminsan yihiin in wax waliba kama ku yimaadeen.
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta nala qaybsanayaa maaddada 'Casumaadda' oo uu ku salaynayo kitaabka. Sii dhegayso si aad u kororsato aqoonta Baybalka
September 08, 2024
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu inala wadaagayaa maduuc ku saabsan dawaynta iyo waxa ay ka dhigan tahay bogsiinta Masiixa.
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu inala wadaagayaa maduuc ku saabsan dawaynta iyo waxa ay ka dhigan tahay bogsiinta Masiixa.
Agoosto 18, 2024
Walaalkeen Doug schroeder wuxuu maanta fiirinayaa mawduuc muhiim ah oo ah inay jiraan dad Ilaah dhaca. Sidee bay Ilaah u dhacaan weeye su'aashu. Haddaba, sii dhegayso barnaamijka marka walaalkeen noo fasirayo mawduucaas isaga ah.

Agoosto 11, 2024
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta noo fasirayaa mawduuca ku saabsan xaqnimada sida ay ugu qoran tahay kitaabka Qoduuska ah.
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta noo fasirayaa mawduuca ku saabsan xaqnimada sida ay ugu qoran tahay kitaabka Qoduuska ah.
Luulyo 28, 2024
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inala wadaagayaa arrimaha ku saabsan aarsashada .Sii dhegayso si aad ku ogaato waxyeellada aarsashada iyo sida habboon ee loo aarsado sida Qorniinku leeyahay.
Agoosto 18, 2024
Walaalkeen Doug schroeder wuxuu maanta fiirinayaa mawduuc muhiim ah oo ah inay jiraan dad Ilaah dhaca. Sidee bay Ilaah u dhacaan weeye su'aashu. Haddaba, sii dhegayso barnaamijka marka walaalkeen noo fasirayo mawduucaas isaga ah.
Juunyo 03, 2018
Dadkaasoo kale waxay ku dambaynayaan inay noqdaan dad rumaysad leh. Haddaba, dadka kiniisadda ka soo qayb gelaya ee weli xagga rumaysadka aan ka xoogaysan, ha u diidin imaanshaha Kiniisadda. Waxaase ayaandarro noqonaysa in dadka qaar ay yiraahdaan, maxaa dadka oo dhan loogu baahan yahay?
Luulyo 28, 2024
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inala wadaagayaa arrimaha ku saabsan aarsashada .Sii dhegayso si aad ku ogaato waxyeellada aarsashada iyo sida habboon ee loo aarsado sida Qorniinku leeyahay.
Juunyo 16, 2024
Walaalkeen Doeg Schroeder wuxuu maanta ina barayaa waxa kitaabka looga sheegay nacasnimada, waxa keena iyo sida looga gudbo. Sii dhegays si aad ku ogaato sida looga soo gudbo.
Oktoobar 08, 2023
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta halkan uga hadlayaa wax ku saabsan Sarraynta Ilaah iyo dabiicadda Boqortooyada Ilaah. Waa mawduuc aad u xiisa badan. Sii dhegayso si aad wax badan uga ogaato.
Ku darso waxaad jeceshahay
Waajib bay kugu tahay
Ku gal furaha
Kaydso wixii aad doonayso.
Xir
Ku darso waxaad doonayso.
Ka bixi wixii aad gelisay barta 'Favoriteska' ama bartaada xiisaha.
Subscribe by Email
Subscribed.
Unsubscribed.
Ku saabsan
"Barnaamijka Erayga iyo maanta" wuxuu diiradda saaraa Hadallada Ilaah kuwaasoo aynu u isticmaalayno noloshayada maanta. Barnaamij waliba wuxuu adkaynayaa ama lagu soo qaataa kalmad ku qoran Hadallada Ilaah ee Baybalka. Dhegaystayaasha maahan oo keliya inay baranayaan Injiilka, laakiin waxay kaloo baranayaan waxyaabaha ku jira Baybalka "iyadoo kalmad kalmad" loo barayo, waa hanaan dhowr qidco oo qorniinka laga soo xigtay, oo isla kalmadda la faaqidayo ay ku jirto, ayaa la falanqaynayaa."
"Dhowr toddobaad ayaa qofka dhegaysta Erayga iyo Maanta aanay maqlaynin oo keliya Akhbaarka Wanaagsan ee Masiixa, laakiin waxay bartaan Erayga iyadoo xoogga la saarayo eray fura u ah barnaamij waliba."
Shabakadaha Bulshada www.thewordtoday.org