Ku saabsan Erayga iyo Maanta
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inala wadaagayaa ahmiyadda ay leedahay inaan noqonno dad waxsoo saar leh marba haddaan masiixiyiin nahay. Wuxuuna adkaynayaa in hawsha boqortooyada laga dhex muuqdo.
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inagala hadlayaa wax ku saabsan koboca rumaysadka, wuxuuna faallo ka bixinayaa qidcadii rasuul Butros ee ku qornayd Warqaddii 2aad ee rasuul Butros 3:18
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inagala hadlayaa qalbi-qaboojinta wakhtiga dhibka badan iyo sida quruumaha loo dhiirrogelin karo.
Maanta walaalkeen wuxuu noo kala qeexayaa Jinsiga ragga iyo dumarka iyo waxa Ilaah ka yiri, iyo sida loo quursaday guurka iyo sida lagu samatabbixin karo.
Maanta wuxuu walaalkeen Doug Schroeder inagala hadlayaa wax ku saabsan u diyaargarowga waxyaalaha degdegga ku yimaada. Dulucduna waxay tahay in loo diyaargaroobo imaanshaha Ciise Masiix.
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inagala hadlayaa xaaladaha la xiriira masiibooyinka waxa keena iyo degdegta ay u yimaadaan iyo inaan u darbanaanno.
Noveembare 17, 2024
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inagla hadlayaa maaddada ku saabsan Farxadda dhabta ah sida ku qoran Qorniinka.
Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inagla hadlayaa maaddada ku saabsan Farxadda dhabta ah sida ku qoran Qorniinka.
Noveembare 03, 2024
Walaalkeen Doug wuxuu maanta ka hadlayaa 'ahmiyadda ay leedahay in Ilaah la aqoonsanaado' wuxuuna ka eegayaa xaalka Kitaabka Qoduuska ah.
Walaalkeen Doug wuxuu maanta ka hadlayaa 'ahmiyadda ay leedahay in Ilaah la aqoonsanaado' wuxuuna ka eegayaa xaalka Kitaabka Qoduuska ah.
Oktoobar 20, 2024
Walaalkeen Doug schroeder wuxuu maanta inala wadaagayaa marxaladaha daran ee nolosheenna qabsada iyo sababaha ka dambeeya. Sii dhegayso barnaamijka si aad wax badan u sii ogaato.
Diseembar 19, 2021
Casharkan caawa, waxaa walaalkeen Douglas inoogu sharraxayaa maaddada ku saabsan Nimcada Ilaah iyo baaxaddeeda. Sii dhegayso si aad wax badan uga fahanto umuurtaas.
Luulyo 19, 2020
Waxaa wadaadku halkan uga hadlayaa dhalashada Ciise Masiix. Waa kan Doeg oo inoo sharraxa maaddada.
Luulyo 17, 2022
Walaalkeen Doeg Schroeder wuxuu nala wadaagayaa ahmiyadda ay leedahay inaan lahaano adadayg markay joogto waxyaalaha aasaaska u ah qorniinka, iyoinaan ilmaha barno inay ku fara adaygaan mabadiida qorniinka aasaaska u ah. wuxuu aabbayaasha ku adkaynayaa inay ilmaha u dabcaan markay joogta waxa ay rabaan, laakiin markii ay joogto qorniinka waa in lagu adkeeyaa inaanay tanaasul muujinin.
Maarso 06, 2022
Casharkan walaalkeen Doug Schroeder wuxuu inagala hadlayaa madaxbannaanida Ilaah u leeyahay qorshayaasheenna. wuxuuna ina tusmaynayaa arrmo muhiim ah oo ay tahay inaan fahanno.
Jannaayo 02, 2022
Casharkan wuxuu walaalkeen uga hadlayaa dhalashada labaad. Wuxuuna ka eegayaa dhinacyo kale si aan wax badan uga fahanno dhalashadan labaad. Dehgaysi wacan.
Ku darso waxaad jeceshahay
Waajib bay kugu tahay
Ku gal furaha
Kaydso wixii aad doonayso.
Xir
Ku darso waxaad doonayso.
Ka bixi wixii aad gelisay barta 'Favoriteska' ama bartaada xiisaha.
Subscribe by Email
Subscribed.
Unsubscribed.
Ku saabsan
"Barnaamijka Erayga iyo maanta" wuxuu diiradda saaraa Hadallada Ilaah kuwaasoo aynu u isticmaalayno noloshayada maanta. Barnaamij waliba wuxuu adkaynayaa ama lagu soo qaataa kalmad ku qoran Hadallada Ilaah ee Baybalka. Dhegaystayaasha maahan oo keliya inay baranayaan Injiilka, laakiin waxay kaloo baranayaan waxyaabaha ku jira Baybalka "iyadoo kalmad kalmad" loo barayo, waa hanaan dhowr qidco oo qorniinka laga soo xigtay, oo isla kalmadda la faaqidayo ay ku jirto, ayaa la falanqaynayaa."
"Dhowr toddobaad ayaa qofka dhegaysta Erayga iyo Maanta aanay maqlaynin oo keliya Akhbaarka Wanaagsan ee Masiixa, laakiin waxay bartaan Erayga iyadoo xoogga la saarayo eray fura u ah barnaamij waliba."
Shabakadaha Bulshada www.thewordtoday.org