Masiibada/Tragety

Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inagala hadlayaa xaaladaha la xiriira masiibooyinka waxa keena iyo degdegta ay u yimaadaan iyo inaan u darbanaanno.

Farxadda/Joy

Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta inagla hadlayaa maaddada ku saabsan Farxadda dhabta ah sida ku qoran Qorniinka.

Know/Garasho

Walaalkeen Doug wuxuu maanta ka hadlayaa 'ahmiyadda ay leedahay in Ilaah la aqoonsanaado' wuxuuna ka eegayaa xaalka Kitaabka Qoduuska ah.

Wonder/Cajaa'ib

Walaalkeen Doug schroeder wuxuu maanta inala wadaagayaa marxaladaha daran ee nolosheenna qabsada iyo sababaha ka dambeeya. Sii dhegayso barnaamijka si aad wax badan u sii ogaato.

Wonder/Cajaa'ib

Walaalkeen Doug schroeder wuxuu maanta inala wadaagayaa marxaladaha daran ee nolosheenna qabsada iyo sababaha ka dambeeya. Sii dhegayso barnaamijka si aad wax badan u sii ogaato.

Preparation/Diyaargarayska

Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu ka hadlayaa maaddo muhiim oo ku saabsan sida Ilaah wax waliba u sii diyaargareeyo iyo sida culimada sayninku ay aaminsan yihiin in wax waliba kama ku yimaadeen.

Invitation/Casumaadda

Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta nala qaybsanayaa maaddada 'Casumaadda' oo uu ku salaynayo kitaabka. Sii dhegayso si aad u kororsato aqoonta Baybalka

Invitation/Casumaadda

Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu maanta nala qaybsanayaa maaddada 'Casumaadda' oo uu ku salaynayo kitaabka. Sii dhegayso si aad u kororsato aqoonta Baybalka

Leprosy/\Baraska

Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu inala wadaagayaa maduuc ku saabsan dawaynta iyo waxa ay ka dhigan tahay bogsiinta Masiixa.

Leprosy/\Baraska

Walaalkeen Doug Schroeder wuxuu inala wadaagayaa maduuc ku saabsan dawaynta iyo waxa ay ka dhigan tahay bogsiinta Masiixa.

Email Sign-up

Sign up for the TWR360 Newsletter

Access updates, news, Biblical teaching and inspirational messages from powerful Christian voices.

Thank you for signing up to receive updates from TWR360.

Warbixinta aad doonayso lama hayo

This site is protected by reCAPTCHA, and the Google Privacy Policy & Terms of Use apply.