About
Ma akhrisay buugga adduunkoo dhan si fiican ugu
gadmay, kaasoo ah KitaabKa Q uduusKa ah (baybalKa)? Kaasi waa buugga diiwaangelinaya
wixii lasoo dhaafay, waqtiga la joogo iyo waxa soo socda ee taariikhda binu aadanka.
Baybalka wuxuu qaadanaya ku dhawaad 70 saacadood in la akhristo. sheeKadaada
waxay ka koobantahay sheekadiisa iyo farriintiisa cajiibka ah oo ay kugu qaadanaysa
hal saac ka yar inaad ku akhrisatid.