Sheekadaada
Sheekadaada si fiican ma u garanaysaa?
1. Waa maxay magacyada waalidkaa?
2. Waa maxay magacyada ayeeydaa iyo awoowgaa? (Waxaad leedahay 4.)
3. Waa maxay magacyada abootooyinkaaga? (Waxaad leedahay 8.)
4. Abootooyinkaaga iyo abootooyinkooda? (Waxaad leedahay 512!)
Haddii lagu siiyo dahabka adduunka ku jiroo dhan—miyaad sheegi kartaa magacyada
awoowa…read more